Gabadhii u doonnanayd Jamal Khashuqji oo Fariin Codsi ah u dirtay Fanaan Dunida Caan ka ah

Hatice Cengiz oo ah gabadhii u doonanneyd Wariyihii reer Sacuudi Jamal Khashqji ee lagu dhax dilay Qunsuliyada Sacuudiga ku leeyahay magaalada Istanbuul ayaa codsi u dirtay Fanaanka caanka ah ee Justin Bieber. Fanaankan iyo kuwa kale oo dunida caan ka ah ayaa bandhig faneed ku qabanaya Boqortooyada Sacuudiga, waxa uuna Fanaankan qeyb ka noqonayaa tartanka … Continue reading Gabadhii u doonnanayd Jamal Khashuqji oo Fariin Codsi ah u dirtay Fanaan Dunida Caan ka ah